Nagu Saabsan

  1. Hadafka loo Aasaasay

Shirkada Freelawyer,  ujeedada loo aasaasay waxay ahayd  ka dib markii ay timid baahiweyn oo uu u qabo iyo  dalkeenna oo  lahayn Machaddyo ay isku carbiyeeyaan kuna qaataan Tababaro kuwa  ardadda cusub ee Sahrciyaqaanada ka soo baxda jaamacadaha dalka iyo kuwa dibada gaar ahaan kuwa  danaynaaya  inay ku soo biiraan mihnadda qareen ama guud ahaan garsoorka dalka soomaliya.

Kuwaas oo maalin walba ka soo qajinjabiya balse oo aan haysan goobo gaar ah oo bilaash ah ama qiima jaban si sahlanna  ay ka helikaraan casharo,maqal iyo muuqaal iyo kuwa kale oo  si toos ah ay oga daalacan karaan ama  macluumaadkana ka daalacan karaan, tan oo ah xirfad dhamaystiran, si gaar ah kuwa xiisaynaaya inay ku soo baxaan  qareeno taye leh , ama xeerilaalin, Garsoorka oo si toos ah oga howlgala goobaha baahida weyn ka jirto , sidookale, noqdo la taliye sharci iyo kana qeyb-qaata  habka doodwadaaga.

 

2. Yoolka  Shirkadda

Hadaba, shirkadda Freewayer, waa in dadka  Soomaaliyeed ee ah dhalinyarada kuwa dhawan qalin jabiyay, iyo kuwii sanadihii la soo dhaafay dhameystay waxbarashada la xiriirta qaanuunka, in meel walba ay joogaanba inay ka haqabtirto, fahanka iyo baahiyada ay dhalinyarada cusub ee ka soo baxa Jaamacadaha ay si ay u dhiiri-galin lahayd una  tayeenlahayd, galin lahayd  geesinimo ku dheehan tahay xirfad iyo kartina u yeeli lahayd, sidookale,  dadweynaha doonaaya  inay fahmaan sharciga iyo qawaaniinta dalka Soomaaliya,

ay ugu weyn tahay inay ogaadaan xaqa ay leeyihiin iyo kuwa ayagu lagu leeyahay, waxay kale ay qabataa Doodaha wax ku oolka ah ee la xiriira sharciga, iyo tala ka siinta dadka u baahan, siookale, inay daboolka ka qaado una iftiimiso  wax alle wixii laga gaabiyay ee xagga shuruucda, iyo kuwa iska hor imaanaaya, sidookale, ay  kana qeyb qaadato talooyinka dib u egleelida iyo wax ka badalka shuruurda duugowday iyo  kuwa aan la jaan-qaadi Karin casriga Cusub ee aanu hadda ku nool nahay, sidookale, in lagu sameeyo isbar-bardhigga xeerarka iyo shuruucda guud ahaan.  

 

3. Taariikhadda shiradda Freelawyer

Shirkada Freelawyer , marka hore fikirkaan waa  waxaa la e’gleelay sanadkan cusub bilowgiisa eek u aadan 01/01/2023,  balse wuxuu hawada soo galay dhawaan on-website kan,waxaana aasaasay aqoonyahay ku xeeldheer xeerarka dalka iyo kuwa caalamiga, sidookale, shareecada Islaamka, leh fahan xagga taariikhda dalka,  islaamka iyo mida Caalamiga ah,

Khibrad durugsan u leh dacwadaha Madaniga, kuwa Ciqaabta,Maamulka iyo kuwa  ah Xisaabaadka, kuna soo shaqeeyay mudo ka badan 19 sano oo khibrad leh, kana soo shaqeeyay Maxkamadaha dalka oo dhan, sidookale ku soo shaqeeyay Lawyernimada, lataliye Macalin intaba.

 

“Sed ut perspiciatis unde omnis iste natus error sit voluptatem accusantium doloremque laudantium, totam rem aperiam, eaque ipsa quae ab illo inventore veritatis et quasi.”

Abdiaziiz Mohamed

Graphic Designer